Site icon Qaamuus

jawaabta

tin
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-imo, m.l)

Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tin

odaytinnimo [m.dh]
ld odaynnimo. odaynnimo

haatin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld haadin. haadin

qaaje [m.l]
1. Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan. 2. Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.

qaalmootin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmooti. ld qaalmootis.

qaatin [m.dh]
Mugga shey leeyahay.

rabitin [m.l]
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.

saaxiibtinnimo [m.dh]
ld saaxiibnimo.

xaaraantinnimo [m.dh]
ld xaaraannimo.

xagatin [m.dh] (-imo, m.l)
Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.

abtinnimo [m.dh]
Abti ahaansho.

t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version