Site icon Qaamuus

jawaabta

tinnaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tinnaar

furun [m.l]
1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.

xaniid [m.l]
1. Tabadiin hilibkeeda si gaar ah tinnaar loogu dubay oo la qallajiyey. 2. Hilib kasta oo tinnaar lagu dubo oo la qallajiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version