tiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax tirmo leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiran ↴
arrad-tiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa,-nayd)
ld arratiran.
arratiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la arratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.
carabbaabba' [m.l]
Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay..
cartiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld catiran.
catiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
ciribtiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.
ciribtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.
dayactiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la dayactiray ahaansho.
dhabaqtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la dhabaqtiray ahaansho.
dhammaystiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la ebyey ahaansho.
tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.