tirsi
(m.l)1. Tiro taxan mid ka mid ah. 2. ld tirsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirsi ↴
abtirsi [m.l]
ld abtirsasho, abtirsiinyo.
abtirsiimo [m.dh]
ld abtirsiinyo.
abtirsiino [m.dh]
ld abtirsiinyo.
abtirsiinyo [m.dh]
Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.
abyoone [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
(xis.) Urur ka kooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwa taban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha togan ee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagu tirsado.
dhoys [m.l] (-sas, m.l)
Qof aan tirsiimo lahayn; caaq.
illintirsi [m.dh]
Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.
mari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
mitirsi [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mitirsasho.
qooratirsi [m.l]
Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado.
tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.