Site icon Qaamuus

jawaabta

tirtire
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

1. Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro. 2. Wax kasta lagu tirtiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirtire

masaaxad [m.dh] (-do, m.l)
1. Masaaxo; bed. 2. Tirtire; goome.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version