tis
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.
tis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Tis meel isugu keenid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tis ↴
qaalmootis [m.l]
ld qaalmootin.
abtisarow [m.l]
Sarmooyinka dhabannada iyo labada indhood dhexdooda carruurta uu ka saro abtigood durugsan; sarow.
balaatihelmantis [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
(baay.) Faylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunka, astaamihiisana ay ka mid yihiin jidh ballaadhan oo aan maraaryo lahayn, habdhis dareen-wade oo sahlan, kaas oo unugyadiisu u badanyihiin dhinaca madaxa, dheefmareen sahlan oo af mooye aan futo lahayn. Gooryaan suunku waa labeeb, laakiin isbacrimintiisu waa naadir. Jinsiyo badanoo faylamkan ka tirsan ayaa dulin ah.
baytis [m.l]
ld baytin.
bootis [m.l]
ld bootin (1).
borotista [m.dh] (-ooyin, m.l)
(baay.) Boqortooyo koobaysa kala soocidda noolayaasha sahlan ee bayoolajiyeed. Waxa ka mid ah aljiga, fangiga, bakteeriyada iyo borotosoowaha.
cutis [m.l]
ld cuddin.
dhitis [m.l]
ld dhutin.
dhutis [m.l]
ld dhutin.
fatish [m.l]
ld fatash¹.
t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka
soomaalida, waana shibbane.