tixan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)ld taxan¹.
tixan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)ld taxan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixan ↴
liis [m.l] (-sas, m.l)
Magacyo badan oo meel ku tixan. ld liisto.
taxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay; -xmi)
1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho. 2. Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan¹.
taxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho. 2. Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan².
tix [m.dh]
1. Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh. 2. Gabay dhowr beyd ka kooban.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg