Site icon Qaamuus

jawaabta

tixgelis
(m.l)

ld tixgelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixgelis

tixgelin [m.f.dh]
eeg tixgeli. ld tixgelis.

xaqir [m.l]
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.

xurmo [m.dh]
1. Weyneyn; sharaf; tixgelis; muuno. 2. Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version