tixraacid
(m.f.dh)eeg tixraac². ld tixraac¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixraacid ↴
tixraac [m.l]
ld tixraacid.
xigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
tixraac [m.l]
ld tixraacid.
tixraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Qoraal, hadal iwm xigasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg