Site icon Qaamuus

jawaabta

togid
(m.f.dh)

eeg tog³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh togid

dhiibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.

xood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xarig iwm oo dabacsan togid.

xoodo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ooday, -oodatay)
1. (f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid. 2. (f.g) Ceel si xood ah u shubid. 3. (f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.

tog [m.l] (-gag, m.l)
Meel godan oo biyo mareen ah.

tog [m.l] (-gag, m.l)
(juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.

tog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax kala taagid. 2. (f.mg) Tog ku dhex socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version