toobad
(m.dh)U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toobad ↴
taa'ib [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
tawbad [m.dh]
ld toobad.
toobadkeen [m.l]
1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.
toobadkeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Ilaah addeeciddiisa u noqosho.
toobadkeenid [m.f.dh]
eeg toobadkeen². ld toobadkeen¹ (2).
toobadla'aan [m.dh]
Ku sugnaanta lagu sugnaado cibaado la'aan.
toob [m.l] (-bab, m.l)
Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
toob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg