toobid
(m.dh)Qalab gees lo'aad ka sameysan.
toobid
(m.f.dh)eeg toob².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toobid ↴
ibajitoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitow ibajitow
waantoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waantow.
agoontoobid [m.dh]
ld agoomoobid.
caatoobid [m.f.dh]
eeg caatow². ld caatow¹.
dhugatoobid [m.f.dh]
eeg dhugatow.
fuuntoobid [m.f.dh]
eeg fuuntow. ld fuundoobid.
gantoobid [m.f.dh]
eeg gantoob². ld gandoobi.
guuntoobid [m.dh]
ld guuntood.
macagtoobid [m.f.dh]
eeg macagtow.
shuftoobid [m.f.dh]
eeg shuftow.
toob [m.l] (-bab, m.l)
Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
toob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg