toorid
(m.f.dh)eeg toor².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toorid ↴
toor [m.l]
1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
toor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg