Site icon Qaamuus

jawaabta

toox
(m.l)

1. Ballac, baaxada, ballaar. 2. ld tooxid.

toox
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

1. Dhar ballac u cabbirid. 2. Qaanso boqon ku giijin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toox

bambiiro [m.dh]
1. Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo kala duwan leh oo biyaha celiya. 2. Xarko dhudhuuban oo lacagta lagu rito oo ramal ka samaysan. 3. B. ah: kabo ramal ah oo roobka laga gashado. ld ambiiro.

dhaxaltooxo [m.dh]
Wax dhaxal ah qaybinta. ld dhexaltooyo.

gooyoogunto [m.dh]
Maro, badanaa hoos laga qaato oo aan toox lahayn.

jeegaan-birlabdanabeed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.

karinbillo [m.dh]
Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.

madar [m.l]
1. Tooxo yar oo buuro u dhexeysa. 2. Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.

nintooxsad [m.l]
ld nintooxsasho.

nintooxsasho [m.f.dh]
eeg nintooxso. ld nintooxsad, nintooxsi.

nintooxsi [m.l]
ld nintooxsasho.

nintooxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Ceel keli shubasho. 2. Hawl keli ku qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version