tooxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qaanso boqon ku giijin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooxi ↴
karinbillo [m.dh]
Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.
toox [m.l]
1. Ballac, baaxada, ballaar. 2. ld tooxid.
tooxid [m.f.dh]
eeg toox². ld toox¹ (2).
tooxin [m.f.dh]
eeg tooxi.
too [mu.ac.dh]
kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.
Too [mu.ti.dh]
Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg