tuurre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)Nin tuur leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuurre ↴
tuur [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
tuur [m.l]
1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.
tuur [m.dh] (-ro, m.l)
1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
tuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax meel tubid. ld tuul².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg