ubaxow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Ubax dhalid (geed). ld ubxow. ubxow
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ubaxow ↴
ubaxoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ubaxow. ld ubxoobid. ubxoobid
ubxow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ubaxow. ubaxow
ubax [m.l]
Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo
xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan;
waa caleemo midabyo badan oo qurxoon;
xay; man.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg