ugxanside-yare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)(bot.) Qaybta organnada taranka dheddigga ee iniinyaha geedka, taas oo ka kooban bu'da, kiish uurjiif iyo lakab ugxaneedya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugxanside-yare ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg