ulays
(m.l)ld ulayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ulays ↴
ulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ulee. ld ulays.
ulaysi-dagiiran [m.l]
Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.
bulaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax bul loo yeelay ahaansho.
bulaysnaan [m.f.dh]
eeg bulaysan. ld bulaysnaansho.
bulaysnaasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bulaysnaan.
culays [m.l]
Xoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.
culays [m.l] (-syo, m.dh)
(fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah culeyska walaxdaas. Culeyska walax waxa lagu helaa mg. taasoo culeysku ku xiran yahay hadba inta uu u jiro xuddunta dhulka. Waxa astaan u ah (w), halbeeguna waa niyuutan (N).
culaysi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax culays saarid; cuslayn.
culaysin [m.f.dh]
eeg culaysi.