ummulraacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ummulraac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulraacid ↴
ummulraacasho [m.dh]
ld ummulraacid.
ummulraac [m.l]
Geerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.
ummulraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg