uris
(m.l)Cudur carruurta ka ballaariya madaxa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uris ↴
jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.
nabaadguuris [m.l]
ld nabaadguurin.
uriso [m.dh]
Wax loo akhriyo in laysku nacsiiyo laba qof oo israbta ama is jecel.
ururis [m.l]
ld aruurin, ururin.
uruuris [m.l]
ld aruurin.
xabbururis [m.l]
ld xabbururin.
abuuris [m.dh]
ld abuurid; abuur².
aruuris [m.dh]
ld aruurin.
beenguuris [m.dh]
ld beenguurid.
ur [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.
ur [m.dh]
1. Dabayl lixdii bilood doc ka timaadda; neecaw; dabayl. 2. Dhanka dabayshu ka dhacayso. 3. ld ur¹.
ur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg