ursad
(m.dh)1. Cudur ku dhaca eyga iyo naasleyda la bahda ah oo ay calaamo u tahay biyonicid iyo laystaannimo. 2. ld ursasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ursad ↴
ursasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg urso. ld ursad, ursi.
uruursad [m.l]
ld aruursasho.
burbursad [m.l]
ld burbursasho.
bursad [m.l]
ld bursasho.
burursad [m.l]
ld burbursasho.
fursad [m.dh] (-do, m.l)
1. Xaalaad ku habboon in wax la qabsado. 2. Waqti wax la qabto.
gaashaambuursad [m.l]
ld gaashaam- buuraysasho.
guursad [m.l]
ld guursasho.
hundhursad [m.l]
ld hundhursasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg