uurdhagax
(m.l)Qare adag oo aan la jebin karin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurdhagax ↴
uurdhagaxoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurdhagaxow.
uurdhagaxow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xoobay, -xowday)
Uurdhagax noqosho (qare).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg