Site icon Qaamuus

jawaabta

uusmiir
(m.l)

ld uusmiirid.

uusmiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uusmiir

uusmiirad [m.l]
ld uusmiirasho.

uusmiiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax la uusmiiray noqosho.

uusmiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la uusmiiray ahaansho.

uusmiirasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiro. ld uusmiirad.

uusmiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiir². ld uusmiir¹.

uusmiirmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiran¹.

uusmiirnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiran². ld uusmiirnaansho.

uusmiirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld uusmiirnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version