waantow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Qof wax waano qaatay noqosho. 2. Ka w.: wax aad samayn lahayd oo xumaani ku jirto ka noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waantow ↴
waantoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waantow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg