wahan
(m.l)Welwel.
wahan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hmay, -hantay; -hmi)Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wahan ↴
wahmid [m.f.dh]
eeg wahan².
wah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo yaabka tilmaama.
wah [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg