Site icon Qaamuus

jawaabta

wareegso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Meel wax u beddelasho. 2. Ka w.: meel ama wax ka leexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareegso

wareegsasho [m.f.dh]
eeg wareegso.

wareeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.

wareeg [m.l]
(xis.) Wadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.

wareeg [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version