wareen
(m.l)Nabar ama dhaawac waran ama hooto.
wareen
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eemay, -eentay; -eemi)1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareen ↴
oofwareen [m.l] (-nno, m.dh)
Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.
bakhtiwareen [m.l]
ld baqtiwareen¹.
bakhtiwareen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
ld baqtiwareen².
baqtiwareen [m.l]
ld baqtiwareeid.
baqtiwareen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
Baqtigowracid. ld bakhtiwareen².
cirwareen [m.dh]
Cirboor; qode.
ilwareen [m.l]
(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca.
jeeniwareen [m.l]
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
qoorgooye [m.l]
(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.
tafwareen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eemay, -eentay)
ld tafwareemo.