Site icon Qaamuus

jawaabta

wareento
(m.dh)

Cudur xanuun kulul leh oo badanaa ku dhaca feeraha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareento

wareemato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Col yar oo intay si qarsoodi ah u baxaan wax soo burburiya amaba laaya; wareento.

wareen [m.l]
Nabar ama dhaawac waran ama hooto.

wareen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version