warfi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax inta gacanta lagu qabto wareejin. 2. Wax tuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warfi ↴
warfaafin [m.dh]
Baahinta dadweynaha war loo baahiyo. ld warfidin.
warfid [m.f.dh]
eeg waraf². ld werfid.
warfidin [m.dh]
ld warfaafin.
warfidiyeen [m.l] (-nno, m.dh)
Dad wargeysyo qora.
warfin [m.f.dh]
eeg warfi.
werfid [m.dh]
ld warfid.
war [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.
war [m.dh] (-ro, m.l)
Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
war [u.j]
ld waryaa.
war [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg