wargeyn
(m.f.dh)eeg wargee. ld wargeys.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wargeyn ↴
wargeys [m.l]
1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go'an soo baxa sida maalin, toddobaad, bil iwm oo inta la daabaco la faafiyo; joornaal. 2. ld wargeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg