Site icon Qaamuus

jawaabta

waro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho. 2. Badeeco si loo gato dibad dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waro

cawaroobid [m.f.dh]
eeg cawarow. ld cawiroobid.

cawarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.

diric [m.l]
1. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo dusheeda timirta lagu waro si ay suubaan u noqoto. 2. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan, oo marka aroos loo damaashaadayo, wiilka iyo gabadha arooska ah dusha laga saaro dadkuna hoos uga cayaaro.

rimawarow [m.l]
Dhimasho kedis ah oo ku timaadda idaha baad la'aan awgeed.

warasho [m.f.dh]
eeg waro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version