warramid
(m.f.dh)eeg warran². ld warran¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warramid ↴
deexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.
kuhaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid. 2. Cid gabay iwm ku habaarid.
warbogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Cid xog haysa si ballaaran uga warramid. 2. Ka w.: cid xog haysa si wacan u waraysasho.
warran [m.l]
1. Hadal; war la sheego. 2. ld warramid.
xogwarramid [m.f.dh]
eeg xogwarran². ld xogwarran¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg