Site icon Qaamuus

jawaabta

wasiir
(m.l) (-rro, m.dh)

Qof wasaarad u madax ah.

wasiir
(m.dh)

Ubad; dhal; carruur; ilmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wasiir

ahaateenaa [Falkaab | Adverb]
“Ma wasiir baad noqotay?” “A.! Fiicnaan lahaydaa!”.

baawasiir [m.l]
ld bawaasiir.

ra'iisalwasaare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.

wasaarad [m.dh] (-do, m.l)
Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.

wasiirnimo [m.dh]
Wasiir ahaansho.

xoghaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Qof hawshiisu tahay in uu cid kale u hayo ama u agaasimo xafiis ay ka fulaan qoraallo raad-reeb leh. 2. Wasiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version