Site icon Qaamuus

jawaabta

waslad
(m.dh) (-do, m.l)

In yar oo is-haysata; cad (hilib).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waslad

sayras [m.l] (-syo, m.dh)
(c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.

wasladayn [m.f.dh]
eeg wasladee.

wasladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Hilib waslado u jarjarid. 2. Wax qaybo u jarjarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version