Site icon Qaamuus

jawaabta

wastaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Macallinka daaraha dhisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wastaad

dhise [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
Fuundi; wastaad.

fuundi [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.

wastaadnimo [m.dh]
Wastaad ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version