weydee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)1. Arrin sahlasho. 2. Wax caato ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydee ↴
weydeyn [m.f.dh]
eeg weydee.
weyd [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
W. ah: nafley caato ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg