xaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la xaaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaran ↴
uurxaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.
xaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaran. ld xaarnaansho.
xaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xaaqid.
xaar [m.l] (-rar, m.l)
Saxaro.
xaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xaar dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg