xabbisid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xabbis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbisid ↴
huuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.
xabbis [m.l] (-syo, m.dh)
Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
xabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof xabsi gelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg