Site icon Qaamuus

jawaabta

xabeebso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax xabeeb yeeshay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabeebso

xabeebsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeebso. ld xa-beebsad.

xabeeb [m.dh]
(daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.

xabeeb [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cod, xabeeb yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version