xadaarad
(m.dh) (-do, m.l)Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad-daarad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadaarad ↴
xaddaarad [m.dh] (-do, m.l)
ld xadaarad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg