Site icon Qaamuus

jawaabta

xagaafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xagaaf³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaafid

xagaaf [m.l] (-fyo, m.dh)
Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.

xagaaf [m.dh] (-fo, m.l)
Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah.

xagaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax siman ka dhigid (dhul).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version