xalaalayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kale leeyahay isasiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalaalayso ↴
xalaalaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalaalayso. ld xalaa-laysad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg