xalleefato
(m.dh) (-ooyin, m.l)Qalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalleefato ↴
xallaafato [m.dh]
Qalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka geedaha la qorayo xanafta looga bi'iyo; xalleefato.
faarad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
qorabixis [m.l]
Qalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xalleefato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg