Site icon Qaamuus

jawaabta

xambaaro
(m.dh)

Dhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.

xambaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Wax dhabarka ku qaadasho. 2. Gabar la guursa-nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xambaaro

xambaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaaro. ld xam-baarsasho.

xambaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhabarka ku qaadasho. ld xambaaro.

dadabxambaar [m.l]
Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.

dadabxambaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld dadabxambaarso.

furaad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.

gardaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixi.

xanjeer [m.l] (-rro, m.dh)
1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara-da lagu xambaaro carruurta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version