Site icon Qaamuus

jawaabta

xambaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld xambaa-ran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xambaarsan

maahmaah [m.dh] (-ho, m.l)
Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.

oraah [m.dh] (-ho, m.l)
1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.

tabane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan-yihiin. 2. (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.

xambaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.

xambaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.

xambaarsanaan [m.dh]
ld xambaarnaan.

xambaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xambaarnaan.

arkiifiyo [m.l] (-iyaal, m.l)
Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.

belaayo [m.dh]
Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version