xamdi
(m.l)Mahad; shugri; xamdinnaq.
xamdi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamdi ↴
xamdinnaq [m.l]
eeg xamdi¹.
xamdinnaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
eeg xamdi².
xamdinnaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xamdinnaq².
xamdiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xamdi².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg