xammaal
(m.l)ld xammaali.
xammaal
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-aalay, -aashay)Dusha wax ku qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xammaal ↴
xamaal [m.l]
ld xammaali.
xamaali [m.l]
ld xammaali.
xamaalid [m.dh]
ld xammaalid.
xamaalinnimo [m.dh]
ld xammaalinnimo.
xammaali [m.l]
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.
xammaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xammaal². ld xamaalid.
xammaalinnimo [m.dh]
Xammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg