Site icon Qaamuus

jawaabta

xanaaqid
(m.f.dh)

eeg xanaaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanaaqid

caro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Caro gelid; xanaaqid; camashood.

dharas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rsay, -rastay; -rsi)
1. Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid. 2. Qof xanaaqid. 3. Wax la gansaday wax ku diidid.

diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.

gubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. Dab ku waxyeelloobid. 2. Kulayl dareemid. 3. Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.

kusho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.

sannif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.

sannifaad [m.dh]
1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.

xayraan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay, -aami)
Ku x.: cid aad ugu xanaaqid.

xanaaq [m.l]
Caro; dhirif; dhiidhi.

xanaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Caro muujin (qof); carood; dhirifid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version