xanafiya
(m.dh)Mad-hab ka mid ah afarta mad'habood oo waaweyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Abu Xaniifa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanafiya ↴
xanafi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof raacsan mad-habta Imaam Abu Xaniifa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg